Qeexid

"eeg iibi. ld iibis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iibin oo kali ah:
  • Inta badan suuqayada Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalintii labaad aan lagu iibinayn hilib, iyadoo Mas'uuliyiinta Al-shabaab ay ku sheegeen dadka xoolaha qala kuwo aan Islaamnimadoodu wanaagsanay, sidoo kalena aan aqlaaq ahaan wanaagsanayn.
  • Somalitalk ayaa eedeymihiisa u cuskadey kadib markii xustey buugaag ay hay’adaha Qaramada Midoobey ugu deeqdey Wasaarada Waxbarashada lagu arkay ayagoo lagu iibinayo suuqyada caasimada Garoowe.