Qeexid

"eeg iibgee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iibgeyn oo kali ah:
  • Wacays Xirsi oo u dhashay reerkan Axmed Nuux ay alaab uu Berbera ka iibsado Awr ku qaadi jiray una iibgeyn jiray Caro Ogaadeen isagoo abbaan uu u ahaa nin degaankaas ahi.
  • Adna Aadan waxaan odhan kara waa muwaadinad hawlkar, aan kalsooni buuxda ku qabo inay ka soo dhalaali karto hawsha balaadhan ee loo igmay oo ay ugu horayso iibgeynta qaranka Somaliland oo aan aqoonsi ka haysan bulshada caalamka.