Qeexid

"Wax meel lagu iibsado geyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iibgee oo kali ah:
  • IWM. aridibaaxa loo iibgeeyo dal iyo dibad oo uu gobolkani la qeeybsado Hiiraan oo ku deegaan ah.
  • Amarkan ayaa noqonaya kii ugu horeysay oo ay Al-shabaab kusoo rogto ganacsiga Tubaakada, iyadoo Tubaakada ka baxda Gobolka Gedo loo iibgeeyo dhamaan Gobolada dalka Somalia.