Qeexid

"Kala gadashada laba wax ama ka badan la kala gato."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iib oo kali ah:
  • Iyadoo isla markiiba ay ka jawaabtay eeddan DFKMG ah oo ku sheegtay inay tahay mid aan jirin oo la dhoodhoobay.
  • "AMISOM waa cadowga Ilaahay, waana la dagaalamaynaa intay dalkeena nooga baxayaan, sidoo kale waxaan Mujaahidiinta ku boorinayaa inay la dagaalamaan kuwa dalka iibsanaya".