Qeexid

"Hadal xun oo cid sharafteeda wax lagu yeelo, meelkadhac."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ihaano oo kali ah:
  • Maxaynu Libaaxii (haybadii iyo qabkii Soomaali lagu yaqiin), Dawaco (duli iyo ihaano) uga dooranay?
  • Maxaynu Libaaxii (haybadii iyo qabkii Soomaali lagu yaqiin), Dawaco (duli iyo ihaano) uga dooranay?