Qeexid

(igaar, m.dh) Wiil, kuray, inan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga igaar oo kali ah:
  • Guddoomiyaha degmada Jowhar Sheekh Maxamed C/llaahi oo saxaafadda kula hadlay degmadaas ayaa sheegay in muddo 15-casho ah ay u qabteen in lagu joojiyo isticmaalka iyo tobaakada iyo sigaarka, isagoo sheegay in jaadkuna uu ku xigo.
  • Mas'uulkan, wuxuu sheegay in ciidamo arintan loo tababaray ay ku sugan yihiin magaalada, ayna qabanayaan cid walba oo jabisan amarkan, isagoo sheegay in goobaha ay dadku ku badan yihiin ay ka digeen in sigaarka lagu cabo.