Qeexid

"ld ifi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iftiimi oo kali ah:
  • Mar labaad aan iftiimiyee, haddii aanu buuggu mid la abuuray (fiction) ahayn, waa lagama-maarmaan in ilaysku qabto meeshii hormo (paragraph) kastba darka laga soo daayey!
  • “ Dhambaalka waxa ku yaal waan aqrisan doonnaa, ee inta ugu muhimsan noo iftiimiya,” ayaa wiilkiisu naga codsaday.