Qeexid

"Wax iftiin ku qabasho."

Qeexid Xigta

Raadraac yar arrin iwm ka bixin. ld iftiimi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ifi oo kali ah:
  • Ujeedka mudaharadkasi ayaa ahaa mid lagaga cabanayo Sicir bararka ka taagan gudaha Puntland, Boqolaal Ruux ayaa soo buux daadhifiyay irida hore ee aqalka Gobolka kuwaasi oo ku dhawaaqaya hadalo ka dhan ah maciishada korodhay.
  • Tartankani waxa uu ka dambeeyay hawl uu horkacay Badhasaabka gobolku, oo lagu banaynayay ama lagu nadiifinayay garoonka K. Cagta ee Boorama.