Qeexid

"Muuqasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ifbax oo kali ah:
  • Markii ay soomaaliya jabhadaha hubaysan ee xukunkii ciidanka diidanaa soo ifbaxeen, dad badan waxa ay filayeen in barwaaqa la geli doono, marka xukunka ciidanka la rido.
  • Xisbul Islam iyo Al-shabaab oo ahaa xulufo ka horjeeda DF isla markaana sheegay inay xukunka ka tuurayaan ayaa wuxuu khilaafkood soo ifbaxay markii ay dagaal hubeysan isaga horyimaadeen xili ay ku loolamayeen gacan ku haynta Kismaayo.