Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Dhacdooyin iyo tilmaamo muuqda oo tusaale u ah wax soo socda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ifafaale oo kali ah:
  • Halaga Fiirsado Doorashada Madaxtinimada Runtii dadka iyo dalkaba waxa kusoo fool leh xaalad aan la dhayalsan Karin oo u baahan in loo fiirsado, waxa ii muuqda ifafaale.
  • Tartankan oo ah kii 17aad ee dunidu ku kulanto, waxaa ka soo baxaya ifafaale ka geddisan astaamihii looga bartay marka la qiimaynayo waddamada ama cidda guulaysan karta.