Qeexid

"Ariga intiisa leh bari weyn, macal, iyo dhogor badan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ido oo kali ah:
  • Sidoo kale wasiirku wuxuu sheegay in qorshaha dhameystirka dastuurkan lagu xadiday sanadkan inta ka dhiman, isagoo xusay in markii turxaan bixin lagu sameeyo ay codka kalsoonida uga qaadi doonaan shacabka Soomaaliyeed.
  • Sidoo kale madfac ku dhacay guri yaala xaafada ka tirsan deegaanka Dayniile ayaa waxaa ku geeriyooday 2-qof oo shacab ah, iyadoo sidoo kale ay ku dhaawacmeen dad kale oo ka tirsanaa qoyska uu madfacu ku habsaday.