Qeexid

"Wax dhammeyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga idlee oo kali ah:
  • Fekerkiisu nimankuu ku dhacay, ee feedhka ka idleeyey.
  • Hablaha guday ee tahriibay Hir gaatamayaa idleeyey Geed ay cuskadaana waayey Markii gacal baajin waayey Shariidku miyuu gasiintay?