Qeexid

"Magacuyaal tilmaama qofka labaad ee wadarta ah oo ka kooban idin 2 iyo na2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga idinna oo kali ah:
  • Dabadeed wuxuu sheegay qiimo wax badan ka jaban kii hore, wuxuuna yiri : Waraaq baan iyana u dirayaa, idinna idiin qorayaa oo waan ku siinayaa.
  • Raadiyoow Maqalloocshe oo aydin kala xidhiidhaan mawjadaha kala yaryar. dhudhunada yaryarow waxaynu soo gaadhnay waqtigii aanu idin hulluuqsiin jiray, idinna dhegta ka maali jirteen warkii dunida. maanta warka u biyaystayna waa Mr.