Qeexid

"Magacuyaal yeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah. Tus.: “waxaas idinka ayaa ku shaqa leh”. ld idin2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga idinka oo kali ah:
  • Diihaalku geel inuu ku ba’o, idinka diimoonee Duhurkii haruubkii ahaa, kibis ka doorroone, Kolse haddaad dariiq wada madhaan, waysu soo dumine, Inshaa Allaahu duulkaad gashaan, waa dulliyayaane.
  • "Waxaan qabaa in codka gudoonka Baarlamaanku ay helayaan marka mooshin laga keeno laga dhigo 184-cod, waxaana idinka codsanayaa inaad igu raacdaan" ayuu yiri Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow oo ka mid ah mudanayaasha qorshahaan waday.