Qeexid

"Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah, oo lala hadlayo. Tus.: “waan idin arkay”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Dhimman naxwe,

Dhimman / clitic

layeele naxwe,

layeele / object

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga idin oo kali ah:
  • Waxaa Xusid mudan in nimankii shalay inoo yimi ee markii dagaaladu socdeen debedaha ka shaqaysanayay, ayna yidhaahdaan; anagaa dalka idinka lexojeclo badan.”
  • Haddaba talooyinka aan idin siinayo ee wax qabadka ahi waa sidan hoos ku qoran. a. Tirada shaqaalaha oo aad u fara badan waa inaad dhintaan shaqaalaha aan loo baahnayn, lana soo hadhaan inta loo baahan yahay.