Qeexid

"Wax aan wax ka maqneyn ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga idil oo kali ah:
  • Waxaan soo booqan lahaa Adeerradey, Eedooyinkey, Abtiyadey, Habar-yarahay, Awoowayaashey, Ayeeyooyinkey, Eheladayda iyo Asxaabteyda oo idil.
  • Xildhibaan Michael Mariano oo ka tirsanaa xisbiga NUF lagana soo doortay degmo doorashada Ceel Afweyn oo arrintaasi qeexayaa wuxuu yidhi: “Soomaali oo idil ayaa sugaysa midowga labada dale e Somaliland iyo Somalia.