Qeexid
Timaha wejiga ku soo dhawaada oo salxanyada korkooda ka baxa.
Qeexid Xigta
I. ah: qof bar yar oo dhuuban.
Timaha wejiga ku soo dhawaada oo salxanyada korkooda ka baxa.
I. ah: qof bar yar oo dhuuban.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax dhuuban oo itaal yar leh ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dlaa, -dlayd
Qeexid: Wax aan wax ka maqneyn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
mu.dhm.ly
Qeexid: Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah, oo lala hadlayo. Tus.: “waan idin arkay”.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
dhm (Dhimman) - Dhimman (clitic) [Qeyb: naxwe]
ly (layeele) - layeele (object) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld idan1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
mu.eb
Qeexid: ld idinka.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
eb (Ebyoon) - Ebyoon (independent) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-dfay, -dftay; -dfi) Wax is-haysta jarjar yaryar oo badan ka dhigid; qurbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Harag jilicsan oo si fiican loo megdiyay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Wax la jarjaray oo aad loo yaryareeyey cad ka mid ah; jab ama go' yar; qurub.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg idifsan. ld idifsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
mu.eb
Qeexid: Magacuyaal yeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah. Tus.: “waxaas idinka ayaa ku shaqa leh”. ld idin2.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
eb (Ebyoon) - Ebyoon (independent) [Qeyb: naxwe]
mu.eb
Qeexid: Magacuyaal tilmaama qofka labaad ee wadarta ah oo ka kooban idin 2 iyo na2.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
eb (Ebyoon) - Ebyoon (independent) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kaah walxaha uu hayo suurta geliya in ay ishu aragto.
Qeexid Xigta: Adduunyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Kaah indhuhu wax ka arki karaan bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld idifsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]