Qeexid

"Oggolaansho, rukhso."

Qeexid Xigta

Qalab ka samaysan dhagax jilicsan ama dhoobo oo inta dhuxulo nool lagu guro dhirta udgoon lagu shito; dabqaad; idin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga idan oo kali ah:
  • Maleeshiyaadkan weerarka soo qaadey ayaa iska soo abaabuley degaanka Godinlabe iyo Gidheys oo ka tirsan degaanka Galgaduud sida uu saxaafada u sheegey taliyaha ciidanka dagaalku qabsadey.
  • Khaliif Ciise Mudan Wasiirka Amniga Puntland Madaxa miino dhigida Ciidanka Alshabab ee Puntland ayuu sheegay in ay walaalo yihiin Maxamed Sacid Attam, waxaana uu sheegay Col.