Qeexid

"(-dyo, m.l) Warka raadiyaha ama TVga laga sii daayo. ld idaaco."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga idaacad oo kali ah:
  • Xarunta Idaacada oo ku taala dhismaha Zope ee KM-5 ayaa farsamo-yaqaano la waday howsha ciladbixinta waxay sheegeen inuu mar qura dhacay, uuna hadli waayay, iyaguna ay u qaadeen Isbitaalka uu ku dhintay.
  • "Ma garan karno sabab keentay in howsheena la horistaago, waa arin aan la yaab leh" ayuu yiri mid ka mid ah mas'uuliyiintan labadan idaacadood oo lagu kala yiraahdo JUBBA iyo WARSAN.