Qeexid

"Wax, wax wanaaggiisa aqoonsaday ahaansho (qof)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ictiraafsan oo kali ah:
  • Xornimada iyo nabadgelyada ilaahay inagu manaystay oo ah deeq iyo raxmad aan oolin Afrika inteeda badan iyo dalal la ictiraafsan yahay oo kaleba, taas oo laga yaabo in aan badhkeena badaniba maanta garanayn; Ilaahay baa mahad leh.”
  • S: Markaa Madaxweyne dawladda koonfurta Soomaaliya miyaad ictiraafsan tahay sidaa hadalka u gigysay?