Qeexid

War la sheego oo aad loo faafiyo oo dadka la wada garsiiyo; ogeysiis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iclaan oo kali ah:
  • Dawladda Puntland, ayaa iyadu dhowr jeer oo hore ku celcelisay in cafis u fudinayso cid kasta oo Dawlada isu soo dhiibta, waxaana cafiskaasi mar sii horaysay iclaanshay M-waynaha Puntland Dr.
  • Cabdiraxmaan Faroole iclaanshay 480 Ergay ayaa ansixin doona Dastuurka Puntland 15-04-12.