Qeexid

(-ooyin, m.l) Dhib weyn. ld ebtilo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ibtilo oo kali ah:
  • Dalka Maraykanka oo ku miyir doorsoomay duullaan uu Ciraaq ku hinjiyo, Ingiriiska oo nacamlaynta la ibtiloobay, balse waxa sabaaxad ku xannibay dawladaha Faransaawiga, Ruushaawiga iyo Jarmal Jaamac wacays.