Qeexid

(-byo, m.l) (c.nafl.) Mandheerta haweenka. ld ebi1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ibi oo kali ah:
  • Kuwa kalana waxaayba isku dayeen in aay bada qaayb ka mid ah ka iibiyaan wadamada dariska aan la nahay mid ka mid ah.
  • Kooxo ku baaqay Dagaal hor leh Ururada Al-shabaab iyo Xisbul Islam oo ka horjeeda dowlada Somalia ayaa si kala gooni-gooni ah ugu baaqay dagaalo lala galo xukuumada Somalia, hadii ay cadaato in qayb ka mid ah badda Somalia ay ka iibisay dalka Kenya.