Qeexid
Hal naasa yaryar.
Hal naasa yaryar.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Yaraanta naasaha iyo ciriiriga caanamareenka ee ay hal yeelato
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Maridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Hal irmaan afarta naas ka marid. ld ibamaryee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.fk
Qeexid: Si deggan oo miyir leh. ld aadyar, aadyar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caano yar oo dhowrto ahaan la isugu daro.
Qeexid Xigta: Xoolaha markay dararaan oo uu naaskoodu gaaro xoorka caanaha.
Qeexid Kale: Dhaawac gaara caanamareenka naaska oo ay candhadu caanaha ceshan weydo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nooc gambada ka mid ah oo leh ilo badan oo yaryar.
Qeexid Xigta: Nooc shabaagta lagu jillaabto ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]