Qeexid

(-syo, m.dh) Go' weyn oo tol leh oo la siiyo ugaasyada.

Qeexid Xigta

ld huwin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huwis oo kali ah:
  • Waxaad ku run sheegtay inay diinta islaamku siisay dumarka xuquuq aad u badan, sharaf wayna huwisay, laakiin sharafta waxaa ka mid ah inay ka dhawrsadaan wixii aan ku habboonayn abuurkooda.
  • Huwisaa karbaashoy, si ay calan hadhsi leh iyo.