Qeexid

"Cid wax ku daboolid. ld huwisii."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huwi oo kali ah:
  • Waxaa looga bartay in uu inta badan runta go’a huwiyo amba uu daboolo runta si uu u raali galiyo hadba cidda uu wax rabo.
  • Ruwaayaddu waxay ka socoto lama qeexo oo maraa la huwiyaa ilaa lagugu garto.