Qeexid

"(-nno, m.dh) Dad dano gaar ah heshiis ku ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huwan oo kali ah:
  • Xoogaga Al-shabaab ayaa la sheegayaa inay ciidamo xoogan dhigeen duleedka degmada Afmadow, kuwaas oo halkaas ka xirtay Difaaca, halka ciidamada Huwanta ah ay dhankooda dicaac uga jiraan masaafo aan ka fogeyn duleedka magaalada Afmadow.
  • Madaxda DF ayaa waxay dadaal ugu jiraan sidii ciidamada ka socda Burundi iyo Uganda ee huwan magaca AMISOM ay uga barbar dagaalami lahaayeen ciidamada dowlada, taasoo ay u arkaan inay kaga guulaysan karaan Islaamiyiinta weerarka ah.