Qeexid

eeg huur2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huurid oo kali ah:
  • Madaxweynaha Puntland ayaa deegaanada Puntland kusoo laabtay waqti magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyey doorashada Madaxweynaha Jamhuurida Federaalka Soomaaliya oo uu ku soo baxay Dr.
  • DAACAD inay xukuumadu ka noqoto arimahan soo socda( ka midho dhalinta halgankii ay shacabku u galeen dalkan, horumar la gaadhsiiyo dalkan, ictiraafu helidajamhuuridan).