Qeexid

"Nagaar aan caleen lahayn laamihiisu qodax leeyihiin, wada buruq ah, oo arigu aad u jecelyahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huuq oo kali ah:
  • Ragga siyaasadda dhuuqa, ayaa iyana sheegaya in aanay jirin wasiiro dawlad loo magacaabay ee ragganina ay yihiin wasiiro kaambayn u wasiir oo Madaxyuubku kula ballamay sanduuqyada soo socda.
  • Sida malow shanshadu muruxday oo maro ku duubaaya Ama mulac digaag meheriyoo, malab la dhuuqaaya.