Qeexid

Dhuxul noqosho (wax dab ku gubtay).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huruushoo oo kali ah:
  • Huudhi calool-weyne ah oo u dhaansanaa dalka faransiiska ayaa ku huruushooday goodiga Cadmeed, ka dib markii ay saxiimad yar oo malaasani kelida ka qaniintay, hirdina ku qarxisay.