Qeexid

"Astaan wejiga laga muujiyo oo cid colaad loogu muujinayo."

Qeexid Xigta

ld huruufid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huruuf oo kali ah:
  • Waxaa guddoomiyeyaal ka soo noqday Cali Xaaji Maxamed, C/qaadir Kaarshe Cadduur (Khuruuf) iyo Mursal Yuusuf Maxamuud (Keligii-ducayste.
  • Dhinaca kale, dad ka mid ah xisbiyada xukuumadda huruufa ayaa yidhi: “Akhas caleeg, sidani ma dawlad dhisid baa, mise waa dib iskugu shaandhayn?