Qeexid

"Sacfaraan."

Qeexid Xigta

Budo hurdi ah oo haweenku wejiga, gacmaha iyo lugaha ku qurxistaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huruud oo kali ah:
  • "Dowladda si isku mid ah ayay u wajeheyso dib u heshiisiinta, wax shuruud ah oo aan ku xireyno ma jirto kooxaha mucaaradka dowladda"ayuu yiri Raysal Wasaare Nuur Cadde.
  • Liverpool Oo La Heshiisay Goolhaye Cusub Zurich (AFP) – Liverpool ayaa heshiis la gashay goolhayihii kooxda Faransiiska ah ee Monaco, Patrice Luzi, oo ay shuruud la’aan kagala wareegtay.