Qeexid
(-nno, m.dh) Meel dhir badan; jiq.
(-nno, m.dh) Meel dhir badan; jiq.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Midab madow-dhalaal ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Caalirka iyo fasaska ku dhaca meel hore u jirranayd. ld hurgumo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld huran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-umay, -untay; -umi) Meel hore u bugtay hoos ka caalirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (daaw.) Dhiig ku uruursamid xubin dhexdeed. Waxaana keena cadaadiska ku soo noqda xididdada dhiigga cabburidda sambabada iyo beerka waxay dhacdaa markii uu wadnuhu hawl gabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Maro aad duug u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) U h.: cid wax u hibayn.
Qeexid Xigta: (f.mg) Dab bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-umay, -untay; -umi) Maro duug ah tolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dab shididdiisa bilaabid.
Qeexid Xigta: Dab ololin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld hurnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-rday, -rudday; -rdi) Hurdo dhex gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dawacada keeda dheddigga ah.
Qeexid Xigta: Shimbir yar oo ganfuur cas oo geela garbaha ka cunta; jirri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Fariisisinta neef geel ah oo taagan lafariisiyo. ld arrumid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-umay, -untay; -umi) Neef geelah oo taagan fariisin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (huyun/-nno, m.dh) Geed dheer oo aan qodax lahayn, xabag la cunana leh, oo qoryihiisa weelasha siddo looga sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax lagu khasbanyahay ahaansho. ld hurran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Midab u dhexeeya midabka cagaarka iyo kan liinta una eg midabka sacfaraanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Seexin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xaalad xubnaha jirka nafleydu nasasho ku jiraan, indhaha la isku hayo oo aan garaadka iyo maankuba shaqaynayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: hurdo diid m.l Nooc ka mid ah ciyaaraha la raacsiiyo muusikada shareero, waxaana ciyaara beeraleyda ku sugan degaanka webiga Shabeelle.