Qeexid

"Midab madow-dhalaal ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hurre oo kali ah:
  • Ismaaciil Hurre Bububaa oo ka mid ahaa Wasiiradii hore oo xilalkooda waayey ayaa ku tilmaamey xukuumada cusub mid aan tayo laheyn.
  • Tawane Hurre oo ka tirsan saraakiisha hogaaminaya ciidamo taabacsan DF oo dagaalka qayb ka ah ayaa sheegay in dagaalkii maanta ay qayb ka ahaayeen xoogag tabaacsan Al-shabaab, ayna suurogeli wadayday inay qabsadaan Magaalada oo dhan.