Qeexid

H. ah: wax lagu qasbanyahay oo meel kale oo laga maro aysan jirin. ld huriweyto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huriwaa oo kali ah:
  • Labo qarax oo xoogan oo nooca bam gacmeedka ah ayaa lala beegsaday ciidamada dowladda KMG oo howlgal baaritaan ah ka waday agagaarka masjidka ku yaala degmada Huriwaa oo xalay dagaal xoogan uu ku dhex maray ciidamada dowladda iyo kooxaha kacdoonka wada.
  • Sidoo kale, shalay ayaa wuxuu dagaal aad u qaraar ka dhacay xaafaddo ka tirsan degmada Huriwaa, iyadoo dagaaladaasna ay sababeen dhimashada 4-qof, halka ay dhaawacyaduna gaarayeen 10-ruux.