Qeexid

"Dab shididdiisa bilaabid."

Qeexid Xigta

Dab ololin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huri oo kali ah:
  • Wasiirkaasi waxa uu sheegay inay maamulka Puntland gacan bir ah ku qabanayaan cid Alaale cidii amaanka gobolka hoos u dhimaya anaga oo aan cidna amar ka waydiinayn, waxa kaloo uu sheegay inay jiraan dad had iyo jeer Jecel inay huriyaan colaad hor leh.
  • Geeridu waa xaq oo qof-na huri maayo, waase wax dabiiciya in ay naxdini ku saaqdo marka aad maqasho qof aad garanayso oo dhintay.