Qeexid

Jafidda habaas, biyo iwm wax laga jafo. ld hurgufid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hurguf oo kali ah:
  • Akhyaartayada indhaha buurbuuranow, waxaynu soo gaadhnay wakhtigii aan idinku hurgufi jiray warkii dunida, maantana waxa u guntan doona Weriye Mr.
  • Jawaan wasiiro ah iyo jaqaf ku-xigeenna ah ayuu Madaxyuubka Shankaroonland subax dhawayd soo hurgufay, kuna cashariyay wasaaradihii il-daraa.