Qeexid

"Wax lagu khasbanyahay ahaansho. ld hurran."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huran oo kali ah:
  • Arinku maaha sida aad doonayso adigu ama aad u muujinayso inay qalafsantahay ee waxa ku huran wixii dani ku yeelsiiso.
  • Si kastaba ha ahaatee, xulufada oo gardaradiisii guuldaro ku darsaday, ayaa ka sii goojinaya kuna tegaya naftood huranimo u ban baxay, dadkaas oo la sheegay in ilaa shan boqol oo kun gaadhayaa ku sii qulqulayaan Ciraaq, iyagoo ka tegaya Suuriya iyo Urdun.