Qeexid

"Dareen xooggan oo murugo leh."

Qeexid Xigta

Uurkutaallo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huq oo kali ah:
  • Abuu Hureyra ayaa maalin maalmaha ka mid ah soo maray suuqa magaallada Madiina, wuxuu arkay inay dadkii ku shuqloomeen adduunyo, wuxuu arkay inay ku mashquuleen bicsharada iibka, iibka, siinta iyo qaadashada.
  • Huq hor le ayay igu noqotay.