Qeexid
Kulayl badan ee qorraxeed.
Kulayl badan ee qorraxeed.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: (-umay, -untay; -umi) Maro duug ah tolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maro aad duug u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid Xigta: ld hungiri-cad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Dhuunta afka, sanka iyo caloosha nafleyda isu haysa oo cuntadu marto.
Qeexid Xigta: ld hunguri-cad. 2. Cun to.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dab shididdiisa bilaabid.
Qeexid Xigta: Dab ololin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhul carrasan ah, hawd ahayn, leh bannaanno, kuro, togag, biyaqabatinno, iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh) Gaadiid badeed yar, bedenka ka yar oo lagu kalluumaysto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax meel aan dabayl lahayn dhigid.
Qeexid Xigta: Cid xabbisid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ngay, -nugtay
Qeexid: ld honog2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel aan waxba oollayn.
Qeexid Xigta: ld hingo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld hongid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Gobaha qoriga ka samaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cid hoos u foorarid. ld rundud.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-yo, m.l) Nooc shimbiraha ka mid ah oo hilibka iwm dafta; dafo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Cid hungo badid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld huyuc2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld hongod.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Cid wax seegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld huyuc1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]