Qeexid

"(-iyo, m.dh) Dhuunta afka, sanka iyo caloosha nafleyda isu haysa oo cuntadu marto."

Qeexid Xigta

ld hunguri-cad. 2. Cun to.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hunguri oo kali ah:
  • Adigaanse kuu daynne, waxay tidhi: Iyo geed hunguri dhubuqda Hoogaansigii quusta Ama qori huq iyo geeri Guray(2) iyo Hurriyo(3) Naasir(4) (4) Cabdinaasir Sh.
  • Hunguriga Cuntada Hunguriga neefta ee dadka.