Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Cid wax seegid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hungow oo kali ah:
  • Dagaalkii gobannimo-doonka, gobannimadii iyo gelbinteedii, hungowgii iyo quustii, maamul-xumadii iyo guubaabintii shacbiga ayay maansadiisu badnayd.
  • Ø Waxay ku hungowday daryeelka ciidanka, sugida amniga gudaha iyo gar-soorka.