Qeexid

"Meel aan waxba oollayn."

Qeexid Xigta

ld hingo1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hungo oo kali ah:
  • Wuxuu mar is yidhi waa dhallaannimo iyo waayo aragnimo la’aan, laakiin isla markiiba wuxuu xusuustay in gabadhu caaqilad weyn tahay oo aan haba da’yaraatee talo ay soo jeedisay hadda ka hor lagu hungoobin.
  • Siduu qoruhu yiri, buuggaan kuma hungoobi doono “qofkii dareen suugaaneed leh ama kii jecel inuu fahmo dhaqanka iyo caadada aan ka soo jeedno”.