Qeexid
(-yo, m.l) Nooc shimbiraha ka mid ah oo hilibka iwm dafta; dafo.
(-yo, m.l) Nooc shimbiraha ka mid ah oo hilibka iwm dafta; dafo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Haad hilib cun ah oo wax dafa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-umay, -untay; -umi) Maro duug ah tolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maro aad duug u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Kulayl badan ee qorraxeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhul carrasan ah, hawd ahayn, leh bannaanno, kuro, togag, biyaqabatinno, iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ngay, -nugtay
Qeexid: ld honog2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel aan waxba oollayn.
Qeexid Xigta: ld hingo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]