Qeexid

"Maro aad duug u ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hun oo kali ah:
  • "Sababta aan idaacada u xirnay waa inay dadka u baahiso heeso jacayl ah oo anshaxa dhalinyarada wax u dhimaya, heesuhuna waxay ka mid yihiin waxyaabaha aan la dagaalamayno" ayuu yiri mas'uu la ka tirsan kooxaha gacanta ku haya Baardheere.
  • Sheekhuna, nin sharaf mudan ayaa tahay si fiicana u fidiyay figradiisa.