Qeexid

"Qaab loo tolo dharka la xiranayo."

Qeexid Xigta

ld huluuqid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huluuq oo kali ah:
  • Akhyaartayada indhaha buur-buuranow waxaynu soo gaadhnay amintii aynu isku fara baxsan jirey ee aan wixii war carro-edeg jira idin huluuqsiin jirey, idinkuna aad weeyada guri jirteen, maantana waxa sanka idinka gelin doonaa weriye ina faro fiiq-fiiq MR.
  • Dhegaystayaashadayada dhegaha qal-qaloocow maanta halkaa ha inoo joogo wixii aanu war idiin soo fara maroojinay, iminkana waxaanu idin huluuqsiin doonaa qader xayeysiis ah.