Qeexid

ld xuluul.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huluul oo kali ah:
  • Ninkasta oo huluulaha ka dayey, oo hadhuudhsadayba, haddaanu u bislayn gabayga wuu kala haleeyaay’e.
  • Tom inta ku daray inay weli jiraan meelo dabacsan oo ay Argagixisadu ka soo huluulan karaan dalka Maraykanka, si ay falal Argagixiso uga dhex fuliyaan.