Qeexid
H. ah: qof wax matare ah.
H. ah: qof wax matare ah.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax aan wax u dhammeystirnayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Meel qodid ama daloolin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) God yar oo ciriiri ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cudur qanjirrada gala oo baabi'iya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-qayaal, m.l/dh) Waxmatare; liid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: God si hul ah loo qoday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hul2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ari cayrin.
Qeexid Xigta: Wax dedejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -laday, -latay
Qeexid: Ugu h.: cid wax ugu gambasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hulgan. ld hulganaan- sho hulganaansho m.l/dh ld hulganaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax ku hilid. ld hillow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Maro weyn oo dumarku qaataan; saddexqayd.
Qeexid Xigta: (sh.r) Cod lagu muujiyo shanqar maro ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld xuluul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qaab loo tolo dharka la xiranayo.
Qeexid Xigta: ld huluuqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gaaridda dab qoryo ama dhuxul la shiday wada gaaro. ld hulaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Dab olol bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Dab shidmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hulbi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld huleelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]