Qeexid
Wax aan wax u dhammeystirnayn ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax aan wax u dhammeystirnayn ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg hulgan. ld hulganaan- sho hulganaansho m.l/dh ld hulganaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: God si hul ah loo qoday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-gmay, -gantay; -gmi) Shanqar xoog leh samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: ld hugsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: H. ah: qof wax matare ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Dab olol bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hulkamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hawl ama wax kale oo qabashadooda loo dagaallamo ama loollan loo galo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Herinta inta ugu toog badan marka hargaantiga laga reebo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof dulman ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof diifi ka muuqato ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh Hul dheer oon salkiisu muuqan, bahalladuna galaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Wax u dagaalamid ama u loollamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) God yar oo ciriiri ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Meel qodid ama daloolin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hulan. ld hulnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Dhar si debacsan oo kala fog-fog loo tolay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cudur qanjirrada gala oo baabi'iya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg holgan. ld holga- naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ari cayrin.
Qeexid Xigta: Wax dedejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -fmay, -fantay, -fmi
Qeexid: Wax la sifeeyey ama boor laga qaaday noqosho.
Qeexid Xigta: Wax la kala saaray noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]