Qeexid

(-gmay, -gantay; -gmi) Shanqar xoog leh samayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hugan oo kali ah:
  • Wuxuu soo dhacay ayadoo indhihiisu SCW samada kor u dhuganayaan, labadiisa gacmoodna dhulka ayuu dhigay.
  • Xeel-dheeraha Andrzejewski ayaa weedhaas oo kale ku bannaan tahay, amase ku yar tahay markaan dib u dhuganno libintuu ka geystey Af-soomaaliga iyo suugaantiisa.